OGEYSIIS: Ogeysiis Muhiim Ah Oo Ku Socda Akhristeyaasha Allgalgaduud Media.

0

Waxaan ku wargalinaynaa dhamaan akhristeyaasheen sharafta leh in Warbaahinta Allgalgaduud Media ay mudo kooban oo gaareysa ugu badnaan Afar saacadood HAWADA ka maqnaan doonto hadduu Alle Idmo.

Mudadaas kooban ayaan waxaan ku hagaajin doonaa cilado farsamo oo jira, Sidaa awgeed waxaan si sharaf leh idiinka codsanaynaa in aad inoo dulqaadataan mudada yar ee aanu hawada ka maqnaan doono Hadduu Alle Idmo.

Waxaan Hawada ka baxaynaa Caawa Saacada Saacada Yurub 01.00 AM ilaa 05.00 AM.

Waxaa Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Allgalgaduud Media Mar Labaad iyo Mar Sadexaadba Idinka Raalagalinaynaa waxii caqabado ah oo aad la kulantaan mudadaas kooban ee aan hawada ka maqanahay.

Wabilaahi Towfiiq

Maamulka iyo Shaqaalaha Allalgalgaduud Media