TOOS U DHAGEYSO: Xildhibaan Axmed Ibraahim Cabaas “Ciidamadena Waa In Laga Soo Saaro Soomaaliya, Raaskambooni Kismaayo Dhinac Umma Dhaafi Karaan”.

0

Mudane ka tirsan baarlamaanka Kenya oo laga soo doorto deegaanka Ijara ee gobolka Waqooyi Bari, ayaa dowladda dhexe ugu baaqay in ay lasoo baxdo ciidammada Kenyatiga ah ee ku sugan Soomaaliya.

Xildhibaan Axmed Ibraahim Cabaas ayaa ku doodaya in joogitaanka ciidammada Kenya ee gudaha Soomaaliya, uu halis geliyay ammaanka shacabka ku nool gobolka Waqooyi Bari, gaar ahaan deegaanka Ijara.

Xooggaga Shabaab ayaa weerarro khasaare geystay ka fuliyay deegaanno ka tirsan Waqooyi Bari Kenya, waxaana ay ku sheegeen weerarradaasi kuwo ay uga aargoosanayaan joogitaanka ciidammada Kenya ee gudaha Soomaaliya.

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso Wareysiga Xiiso Badan