TOOS U DAAWO: Qaabki Quruxda Badnaa Ee Xildhibaanada Baarlamaanka Afka Dhulka Ugu Galiyeen Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni.

0

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay si quruxbadan afka dulka ugu galiyeen Maleesiyo Beeleedka Raaskambooni ee uu Hogaamiyo Axmed Madoobe.

Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay cod aqlabiyad leh ku diideen kuna burburiyeen wax ay Horjoogeyaasha Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni ugu yeereen Baarlamaan ay sameysteen.

 

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo.