TOOS U DHAGEYSO: Xildibaan Jeesow “Maanta Laga Bilaabo Axmed Madoobe Waa Hogaamiye Kooxeed”.

0

Xildhibaan Daahir Amiin jeesow oo kamid ah xidhibaanada Barlamaanka somalia ayaa sheegay in kulankii maanta ee Barlamaanka Mooshinka ay ku ansixiyeen.

Xildhibaan jeesow ayaa sheegay in Maanta laga bilaabo Axmed Madoobe aan la dhihi karin ama loogu yeeri karin Madaxweynaha jubbaland,Balse loogu yeeri doono Hogaamiye Axmed Madoobe.

Halkan Hoose Ka Dhagayso.