TOOS U DAAWO: Hoosjooge Isbatoore Fartaag “Hadaan Nahay Raaskambooni Dowladda Federaalka Soomaaliya Xiriirkaan U Jarnay”.

0

Hoosjooge Isbatoore Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa waxa uu sheegay in kooxda uu ka tisan yahay ee Maleeshiyo Beeleedka Raakambooni ay gabi ahaan xiriirki u jareer dowladda federaalka Soomaaliya.

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo.