TOOS U DAAWO CADAWNIMADAN: Xasuuqa Maleeshiyada Liyu Booliska Ay U Geysanayaan Dadka Shacabka Ah Ee Soomaaliyeed.

0

Xilli wali marba marka ka danbaysa ay isa soo tarayaan Xasuuqa bareerka ah eeislamarkaana a Waxuusnimada ee  ay Maleeshiyada Liyu Booliska u ugeesanayaan Dadka shacabka ah ee Soomaaliyeed ee ku nool Xadka Gobolka Galgaduud uu la wadaago Dalka Itoobiya ayaa waxaa hadana soo baxaya cadeeymo muujinaya xasuuqan aan lahayn kala sooca sida joogtada ahna u socda.

Liyu Boliska ayaa waxa ay si joogto ah u laynayaan weliba iyada oo aan laayn kala sooc dadka shacab ah ee Soomaaliyeed ee dagan xuduuda Soomaaliya iyo Dalka Itoobiya.

Waxaan halkaan idiinku soo bandhigeynaa Video Cadeeyn u ah xasuuqa sida bareerka ah ay u wadaan Maleeshiyda Liyu Booliska ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya.

Halkan Hoose Ka Daawo

 

Waxii Ka Soo Kordha Wararka Xasuuqa Shacabka Kala Soco Allgalgaduud Media