Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka iyo All-Galgaduud Media + Qodobo Xiiso Badan.

0

Waxaad Halkaan ka Dhageysankartaan Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka iyo Shabakadda All-Galgaduud Media, Aya idiin Soo Gudbiso Sabti Kasta.

 

Waxaanna inta Badan Aan Ku Soo Qaadanna Wararkii Ugu Danbeeyay ee Somaliya iyo Caalamka Kaba, Anagoo Si Gaar ah Diiradda Usaarnaa Dhacdooyinkii Todobaadkii Aannu Ka Soo Gudubnay, Waxaa Soo Jeedinaya Wariyahenna Yuusuf Cabdi Shire Oo Jogga Xafiiska AGGM Ee Boosaso.

 

 

 

Halkan Hoose ka dhageyso: