TOP DHAGEYSO:- Wadahadalkii Soomaaliya iyo S/land oo qarka u saaran Burbur.

0

waxaa wali leysku mari la’ayahay inuu furmo Wajiga 8-aad ee Wadahadalka u dhexeeya Dowladda Somaaliya iyo Maamulka Somaalialnd oo qorshaha uu ahaa in shalay uu ka furmo Magaalada istambuul ee dalka Turkiga.

Xubnaha ka socda Somaaliland ayaa wali ku adkeysanaya inaanay horfariisan doonin shaqsiyaad matalaya Dwoladda Somaaliya oo kasoo jeeda Gobolada Wuqooyi.

Wasaarada Arimaha Dibadda Turkiga ayaa ilaa shalay isku dayeysay inay dhexdhexaadiuso labada dhinac balse waa ay ku guul dareysatay.

il Wareed ku sugan Hotelka ay labada dhinac degan yihiin ayaa sehegaya in Masuuliyiinta dhanka Dowladda Somaaliya ay ku gacan seereen dalabka somaaliland ee ah in la reebo Ergada kasoo jeeda Somaaliland waxayna ku doodayaan inay magaca Dowladda matalayaan.

maanta waxaa lagu balansana in si rasmi ah loogudagalo ka hadalka arimaha Masiiriga ah oo ay kamid tahay Gooni isutaaga Somaalialnd

waa markii ugu horeysay ee dib u dhac khilaaf la xiriira uu hakad u galo wadaxaajoodka Dwladda Somaaliya iyo Maaamulka Somaalialnd .

Halkaan Hoose ka Dhageyso Warbixin Kooban: