(Dhageyso) Faysal Cali Waraabe" Wada hadalada Somaliya iyo Somaliland waa madadaalo"

0

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, Faysal Cali Waraabo ayaa ku tilmaamay wada hadalada uga socda magaalada Istanbul Soomaaliya iyo Somaliland ku tilmaamay madadaalo, isla markaana waxa uu sheegay in aanay waxba ka soo bixi doonin.

Faysal Cali Waraabe, waxaa dhinaca kale uu ka hadlay isku shaandheynta xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo iyana uu ku sheegay ay tahay sida hadalka uu u dhigay ‘kadar oo dibi dhal.’

Isaga oo jooga magaalada Copenhegan ee dalka Denmark ayaa Wuxuu wareysi siiyay BBC-DA..

Hoos ka dhageyso: