(Dhageyso) Askari Dilay Gudoomiye Kuxigeenkii Buurdhuubo oo la Xukumay.

0

Gudoomiyaha Buurdhuubo Xasan Maxaamed  ayaa Warbaahinta u sheegay in Askariga la soo taagay Maxkamadda Degmada Buurdhuubo islamarkaana uu Maxkamadda ka hor qirtay Danbiga ah Dilka Gudoomiye Kuxigeenkii Buurdhuubo Marxuum Cali Mataan.

Xasan Maxamed Gudoomiyaha Buurdhuubo ayaa intaa ku daray in si Deg Deg ah Xukunka Dilka ah loogu fulin doono Askarigaasi Dilka u geeystay Gudoomiye Kuxigeenka.

Maamulka ayaa sheegay in Dilka Gudoomiye Kuxigeenka Buurdhuubo horay loogu soo qabtay ilaa 5 Askari oo Dilkaasi looga Shakiyay,inkastoo hada Hal Askari loo Xukumay.

Halakaan Hoose ka Dhageyso Codka: