(Dhageyso) Aqoonyahan ka tala bixiyay Shirka Gobolada dhexe.

0

Mid ka mid Aqoonyahanada kasoo jeeda Gobolada Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in waqti dheeri ah uu u baahan yahay Shirka Beelaha ee ka socda Dhuusamareeb si dhamaan beelaha loo heshiisiiyo.

Maxamuud Guure Guuleed waxa uu sheegay in Shirka Dhuusamareeb ee dib u heshiisiinta Beelaha iyo dhismaha Maamulka Gobolada dhexe ay isku xiran yihiin.

Hoos ka dhageyso: