DEG DEG:- Lataliyihii Madaxweynaha Somaliland oo is casilay.

0

LATALIYE

Lataliyihii madaxweynaha Somaliland ee Dhanka Arimaha Bulshada Barkhad jaamac Xirsi ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu xilkii iska casilay.

Barkhad Ayaa BBC u sheegay in inkastoo marar badan uu madaxweynuhu ballanqaaday in arrimaha bulshada la hayb sooco uu wax ka qabanaayo , haddan isku shaandheyntii u danbeysay todobaadkan ay ku hungoobeen Sida Uu Sheegay.

Wararka Qaar ayaa sheegay in Masuulkaan Uu ka Saluugsanyahay Xilkan Loomagacaabay, Asagoo Sheegay in Beelaha Laga Tiradda Badanyahay Aysan Helin Xaqoodda Oo Dhameystiran.