(Daawo Sawiradda) Shirka MIDNIMO 2 Oo Soconaya Maalintii Labaad.

0

Waxaa Maalintii Labaad Galay Shirka MIDNIMO 2 Oo Ay Ku Tashanayaan Waxgarad iyo Siyaasiyiin Caan Ah Oo Ka Soo Jeeda Goboladda Jubooyinka iyo Gedo, Gaar Ahaan Beesha Sade Waxaanna Kulankaasi Diiradda Lagu Saarayaa isku Xirnaanta iyo Midnimadda Beelweynta Sade.

Waxaan Idin Soo Gudbinayaa Codadka iyo Muuqallo kale oo KU Saabsan Kulamadda ka soconaya halkaasi, Anagoo Hadanna idiin soo Gudbinayna Sawiradda kulankii maanta Oo Isniin ah.

Daawo sawiradda:

 

IMG_3262 IMG_3260 IMG_3258 IMG_3257 IMG_3256 IMG_3241 IMG_3240 IMG_3229 IMG_3227 IMG_3226 IMG_3225 IMG_3212 IMG_3210 IMG_3207 6