Saraakiisha Dowlada ee ku sugan Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in gacanta ay ku hayaan, tiro ka mid ah Ciidamo lagu eedeyay in ay ka danbeyeen, weerar uu ku dhintay Gudoomiye ku xugeenkii Degmada.
Cusmaan Nuux Xaaji oo ka mid ah Saraakiishaas ayaa sheegay in baaritaan arintan ay ku hayaan baaritaan isla markaana cadaalada ay wajahi doonaan.
Si kama ah ayuu tilmaamay sarkaalkan u dilkan uu u dhacay xili Ciidamada ku sugan duleedka Degmada Buurdhuubo weerar ay ku qaadeen gaarigii uu saarnaa Gudoomiye ku xigeenkii Degmadaasi