Dhageyso:Xildhibaan C/qaadir Sanyare oo beeniyay in xildhibaanno badan ay doonayaan wasiirro

0

Xildhibaan  cabdi qadir maxamed sandheere oo kamid ah mudanaysha barlamanka somalkiya ayaa shegay inay jiraan siyasiyin u ola lenaya inay soo naqadaan xubnihii ay kasoo horjesteen ee kamid ahaa golaha wasirada ee dib uukaga labatay magacabistoda rasul wasarha somaliya cumar cabdirashid

Xildhibaan sandheere ayaa intasi kudaray in aysan aqbali donin tasi ayna markale kasoo horjesanayaan.

Geesta kale xildhibaan cabdi qadir  sandhere ayaa beninyay inay jiraan xildhibano barlamaanka fiditalka somaliya katirsan oo donaya inay iyagu kamid naqadaan golaha wasirada cusub ee lasoo magacabayo taasina ay tahay mid lagu donayo in sumacad barlamanka mel loga dhaco