(Warbixin) Saraakiil Ka Tirsan Ciidamadda Dowladda oo Maanta Gaaray Magaalada Baledweyne

0
Saraakiishan oo Maanta Kormeeray waxa hogaaminayay Madaxa Hogaanka Ciidamadda Asluubta Soomaaliya Daahir Cabdulle Raagge waxana ay booqdeen Xabsiga dhexe ee Magaadda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.
Saraakiisha ayaa aad u amaanay sida ay u soo shaqeeyeen Ciidamadda Asluubta Dalka Soomaaliya.
Waxa ay sido kale ugu yeereen Dowladda Federaalka Soomaaliya iney Ogaato xaaladda dadka maxabiista ku jirta Xabsiga dhexe ee Beledweyne iyo sido kale Nolosha Ciidamadda Dowladda ee ilaaladda ka haaya Maxabiistas.