Top Dhageyso:Doon ay lahaayeen Alshabaab oo ay gacanta ku dhigeen ciidanka dowladda

0

Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay in Gobolka Hiiraan  gaar ahaan inta u dhaxeysa Degmooyinka Buulabarde  iyo Jalalaqsi Ciidamadu ay ka qabteen Gaadiid ay leeyihiin Xarakada Al-shabaab.

Duqa Degmada  Buulabarde Cabdi Casiis Duur oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay qabteen Gaadiid iskugu jira   Labo Hoomey,Labo Doon iyo Labo Mooto oo ay Al-shabaab la haayeen.

Cabdi Casiis Duur ayaa sheegay  in Al-shabaab ay Doomaha iyo Gaadiidka ay leeyihiin,waxaana uu Tilmaamay in  hada Ciidamadu ay Gacanta ku hayaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso