Dhageyso+Sawirro: Musharax Xasan Maxamed Nuur (Xasan Qalaad) Oo Gaaray Maagalada Caabudwaaq Ee Gobolka Galguduud.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in maanta magaaladaasi uu gaaray Xasan Maxamed Nuur (Xasan Qalaad) oo ah musharax u taagan qabashada Xilka Madaxweynenimo ee maamulka dhawaan laga yagleelayo gobolada dhexe ee Soomaaliya.

Wafdigan uu hogaaminayay Musharax Xasan Maxamed Nuur (Xasan Qalaad) ayaa waxaa magaalada Caabudwaaq ku soo dhaweeyay guud ahaan qeybaha Bulshada gaar ahaan Mas’uuliyiinta Maamulka iyo Waxgaradka Magaalada Caabudwaaq.

Musharax Xasan Maxamed Nuur (Xasan Qalaad) iyo Wafdiga la socday ayaa waxaa loo galbiyay Hotel Salaama ee magaalada Caabudwaaq oo ah halka uu kula hadlayay bulshadii soo dhaweeysey isaga oo sheegay in uu qaban doono wax la taaban karo haddii uu ku guuleeysto in uu noqdo Madaxweynaha gobalada dhexe.

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso

IMG_2548

IMG_2547

IMG_2552

IMG_2572

IMG_2542
IMG_2543

 

IMG_2555

IMG_2557

IMG_2575 IMG_2576 IMG_2579 IMG_2581

IMG_2583 IMG_2585 IMG_2588 IMG_2589 IMG_2591 IMG_2592 IMG_2594 IMG_2596 IMG_2598 IMG_2604 IMG_2609 IMG_2611 IMG_2613 IMG_2614 IMG_2617 IMG_2618 IMG_2619 IMG_2624 IMG_2627 IMG_2629 IMG_2631 IMG_2633 IMG_2634 IMG_2637 IMG_2640 IMG_2642 IMG_2644 IMG_2647 IMG_2651 IMG_2656 IMG_2658

W/D. Wariye Sharmaake Cabdi Khaliif
Xafiiska Warqabadka AGGM Caabduwaaq, Soomaaliya