Dowladda Itoobiya oo sheegtay inay ka feejigan tahay weerarada ururka Alshabaab

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ethiopian, ayaa sheegtay in dalka Ethiopia uu iska difaaci doono had iyo jeer werarada Xarakada Al- Shabab ee Soomaaliya , laakiin waxa ay sheegtay in muwaadiniinteeda ay muujiyaan feejignaadaan si aysan udhicin falal amni daro.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa sheegatay in Hay’adaha sirdoonka Itoobiya ay heleen koox tababaro Militteri bixineysay si ay dowlada Islaami ah ugu abuuraan meelo ka mid ah dhulka Oramia qeybo kamid ah dhulka Somaliya iyo dhulka Afar Zone oo ka tirsan dalka Eritrea.

Eedeymaha ayaa waxaa loo jeediyay Laba muwaadiniin oo udhashay dalka British,waxaana lagu xukumay todoba sano oo xarig ah, halka nin kale oo isna udhashay dalka somaliya lagu xukumay afar sano oo xabsi ah.