DAAWO VEDIO: Guddoomiyihii gobalka Banaadir Tarzan oo canaantay RW Sharmaarke iyo madaxweynaha

0

 

 

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan”, iminkana ah gudoomiyaha xisbiga Cadaalada iyo Bulshada ayaa ka hadlay marxalada dalka iyo go’aankii shalay ay qaateen xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

Maxamuud Tarsan, ayaa marka hore fariin u diray madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo ra’iisul wasaaraha dalka Cumar C/rashiid Cali, isagoona sheegay in loo baahan yahay in laga Fekero mustaqbalka dalka

Wuxuu madaxwweynaha Soomaaliya kula dardaarmay inuu dib u eego labadii sano ee lasoo dhaafay waxii u qabsoomay, uuna ka fakaro sida ay wax kusii socon karaan sanadaha u harsan.