DAAWO SAWIRO:Qarax Bajaaj loo adeegsaday oo ka dhacay maanta magaalada Muqdisho

0

 

Ugu yaraan Laba Qof ayaa ku geeriyootay Maanta kadib markii Qarax lagu soo Xiray Mooto Nooca bajaajta loo yaqaano waxa ay ku qaraxday Agagaarka Isgoyska Ex Kontarol.
Taliye ku xigeenka Boliiska Degmadda Dharkenley Jimcaale Caddow Maxamed ayaa u xaqiijiyay Radio Dalsan in Laba Ruux ee dhintay iney saarnayeen Mootadda Qaraxday.
Taliyaha waxa uu sheegay sido kale iney baarayaan Qaraxan lagu soo xiray Bajaajta ee Maanta ku Qaraxday Magaaladda Muqdisho.

 

 Bajaaj2 Bajaaj1