Qiso Gaaban Oo Cajaa’ibteeda Xambaarsan Mudana Cibro Qaadasho ‘Ducada Hooyadu Waa Shay Cajiib Ah’..!!

0

Wuxuu la deganaa hooyadii keligii ayaanay dhashay, waxay ku noolaayeen guri noloshiisu dhexdhexaad tahay , wuxuu caado ka dhigtay inuu habeen oo dhan ku soo jeedo daawashada Filimida xun xun, markasta oo hooyadii ka waaniso oo ugu baaqdo inuu salaada tukadana wuu karaahiyaysan jiray marmarka qaarkoodna wuu la dagaali jiray hooyadii, hooyadii waa qof cimrigeedu wayn yahay lama diriri karto inankeeda markastase way u ducaysaa……..