TOP NEWS:- R/wasaaraha Soomaaliya oo maanta toos u hortagaya baarlamaanka runtana u sheegaya

0

 

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wadaa inay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho ayaga oo kulankooda kaga doodaya mooshinka ka dhanka ah xukuumada.

R/wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheekh ayaa hortagaya baarlamaanka iyada oo loo ogolaaday in R/wasaaruhu uu isdifaaci karo.

kulanka maanta markii laga doodo mooshinka waxaa lagu wadaa in maalinta Sabtida ah ee soo socota codka kalsoonida loo qaado xukuumada uu hogaamiyo R/wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed.

LA SOCO WIXII KU SOO KORDHAA.