DHAGEYSO: R/wasaare Cabdiwali Oo Ka Tanaasulay In Uu Hor Yimaado Baarlamaanka Iyo Mooshinki Oo La Qeybiyay..

0

Muqdisho, AGGM:Wararka ka imaanaya Xarunta Baarlamaanka ayaa waxa ay sheegayaan in iminka Xildhibaanada loo qeeybiyay Warqadihi Mooshinka.

 

 

 

 

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com