DHAGEYSO:- Masuuliyiin ka mid ah maamulka Puntland oo tabar maamul wanaag ah ku qaadanaya Nairobi

0

Masuuliyiin ka tirsan Puntland ayaa gaaray magaalada Nairobi kuwaasi oo halkaasi tababar ku qaadan doona.

Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gidaha ee puntland Maxamed cali Faarax ayaa sheegay tabar ku saabsan maamul  wanaaga inay soo qaadan doonaan masuuliyiintaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA.