DHAGEYSO:- Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Adan “Maamulkayga wuxuu ka shaqayn doonaa cadaalada”

0

 

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adan ayaa sheegay in maamulkiisa uu ka shaqayn doono cadaalada iyo isku keenista shacabka dega gobalada Koofur Galbeed.

Shariif Xasan ayaa hadalkaan wuxuu ka sheegay xaladii caleemo saarka ee shalay ka dhacday magaalada Baydhabo.

Shariifka ayaa tilmaamay inuu ka codsanayo shacabka gobaladaan iany kala shaqeeyaan xaga maamul wanaaga iyo dib u heshiisiinta.