DHAGEYSO:- Madaxweynaha Puntland oo sheegay dhibaatada ugu daran ee heesata inay tahay dhaqaalo la’aan

0

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa wuxuu ka hadlay dhibaatada ugu daran ee heesata maamulka uu hogaamiyo.

Wuxuu sheegay Gaas in dhibaatada ugu wayn ay tahay dhaqaalo la aan hada ka jirta deeganada Puntland.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA GAAS.