DHAGEYSO:- Fanaanad Shamso Maxamuud (Daadsan) Oo Ka Warbixisay Qaabkii Loo Weeraray Xildhibaanada…

0

Muqdisho, AGGM:Fanaanada Caankaa ee Shamso Maxamuud Xirsi Shamso Daadsan ayaa maanta Goobjoog u aheyd Weerarkii ka dhacay Xamarweyen ee lagu dilay Xildhibaan hore iyo Labo Qof oo kale islamarkaana lagu dhaawacay Xildhibaan Baarlamanka kamid ah.

Fanaanada yaa waxa ay sheegtay in rasaas xoogan lala dhacay Xildhibaanada.

 

 

 

 

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com