WAR CULUS DHAGEYSO MAQALKA) Afhayeenka Al Shabaab Cali Dheere-oo war layaab leh ka soo saaray weerarkii Kenya + Uhuru waxaanu leenahay ha–

0

Afhayeenka alshabaab Cali dheere ayaa ku hanjabay in ay sii wadi doonaan sida uu yiri weerarada ay ku hayaan gudaha dalka kenya kadib weerar kale oo dad badan lagu dilay oo ka dhacay Mandheera.

 

 

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso…

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com