DHAGEYSO:- Madaxweyne Shariif Xasan “Waxaan soo dhisayaa maamul lagu wada qanacsanyahay”

0

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adan oo Khudbad ka jeediyay xafladiisii caleemop saarka ee maanta ayaa ku dheeraaday waxyaabaha uu qaban doono.

Madaxweyne Shariif Xasan ayaa sheegay inuu soo dhisi doono maamul lagu wada qanacsanyahay oo wax dood ah aysan ka taagnayn.

Shariifka ayaa u mahadceliyay dhamanba intuu ka soo shaqaysay dhismaha maamulka koofur galbeed oo ay ugu horayso dowlada federaalka ah.

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com