Dhambaal Tacsiyeed: Jaaliyada Beesha Sade Ee Dalka Norway Oo Ka Tacsiyeenaya Geerida Marxuum Gen. Cumar Xaaji Maxamed Masale….

0

Dhambaal Tacsiyeed: Jaaliyada Beesha Sade ee dalka Norway ayaa waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaana qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Wasiirki Hore Ee Gaanshaandhiga ee Dowladdi Dhexe Ee Soomaaliya Marxuum Gen. Cumar Xaaji Maxamed Masale oo galabta ku geeriyooday magaalada Leicester ee dalka Ingiriiska.

Anaga oo ka tiiraanyoonayna geeridaa naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Gen. Cumar Xaaji Maxamed Masale, “Geeridu waa xaq, waxaana eebe uga baryaynaa in Marxuum Gen. Cumar Xaaji Maxamed Masale uu Alle janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo, qoyskii, ehellada iyo Ummada Soomaaliyeed ee uu ka tagayna, samir iyo iimaan uu eebe ka siiyo”

Allaha u naxariistee Marxuum Gen. Cumar Xaaji Maxamed Masale ayaa horey waxa uu xilal kala duwan uga soo qabtay Dowladdi dhexe ee Soomaaliya waxuuna noqday Wasiirka Gaashaandhiga, waxuuna waxbadan u qabtay Ummada Soomaaliyeed sidoo kale waxa uu sumcad weyn ku dhex lahaa Saraakiisha Sare ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya.

Waxaa Tacsidan Diraya..

Axmed Sheekh Cabdikariim

1-Huruuse Cabdi Faarax

2-Jaamac Maxamed Cismaan (Dhagaf )

3-Sanyare Guuleed Jucfe

4-C/qani Cali-cagyar

5- Cumar Diiriye Cigaal

6-Cabdi Axmed Adan

7-Duniya Cali Qalaad

8-Jaamac Siciid Diiriye

9-Bashiir Jamac Jiribaan

10- Malyuun Ilix Soofe

11- C/rizaaq Xasan Buse

12-C/rizaaq C/llahi macalin

13- Aasiya Xalane Geele

14- C/llahi Qutur Shiikhdoon

15- Hariye Sh. Xasan Cilmi

16- Sheeh C/naasir Sheekh Xasan Mareexaan

18- Axmed Yusuf Guuleed

19- Diini Faras Cade

20- Maxamed Haji Cali-nuur

21- Cabdi Jaamac Qaawane

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com