Dhageyso+Sawirro: Ururka Dhalinyarada Ee Aayaha Bulshada Ee Magaalada Caabudwaaaq Oo Doortey Gudoomiye Cusub.

0

Caabudwaaq, AGGM: Ururkaan oo lagu Magacaabo Aayaha Bulshada ayaa ah uru Utaagan Morumarka Bulshada iyo iyo Hagaajinta dhalaanka.

Ururka ayaa ah Urur Mutadawaciin ah Waxaayna in badan ka soo shaqeeyeen Arimaha Magaalada Caabudwaaq iyaga oo Intooda badan dhalinta ururku yihiin aqoon yahanada magaalda Cabudwaaaq dadka ugu Firfircoon Magaalda waana

Ururkan ayaa inta badan ka Qeyb qaata arimaha Nabada horu Marka iyo dhaqaalaha Magaalada sidii kor loogu qaadi lahaa

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso…

5 6 1 2 3 4

W/D.Sharmaake Cabdi Khaliif
ceeljaale144@gmail.com

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com