DHAGEYSO: Xildhibaanada Diidan Mooshinka Oo U Digay Gudoomiye Jawaari Iyo Xildhibaanada Wada Mooshinka Sharci Darada Ah…

0

Muqdisho, AGGM: Xildhibaanada ayaa ku eedeeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka in uu ka baxay balantii uu 19-kii bishan Xildhibaanada ka qaaday oo aheyd in aan Mooshinka la horkeeni doonin Baarlamaanka.

Xildhibaanada shirka Jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Muqdishu ayaa gudoomiya Baarlamaanka ku dhaleeceeyay inuu garab noqday markii uu u hanjabay qaar ka mid Xildhibaanada.

Xildhibaanada ayaa intaa ku daray in Bari oo Isniin ah wixii ka dhaca Xarunta Baarlamaanka ay mas’uuliyadeeda qaadayaan Gudoomiaya Baarlamaanka, Madaxweynaha iyo xildhibaanada Mooshinka taageersan.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso….


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com