Daawo:Wasiirki Hore Warfaafnta Cabdullaahi Ciilmooge Oo Sheegay In Dalka Afduub Lagu Haysto Iyo Xog Kale….

0

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Xukuumaddii DR. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid mudane Cabdullaahi Ciilmooge Cirsi ayaa bixiyay wareysi uu kaga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

Wareysigan Ciilmooge wuxuu kaga hadlayaa cidda Soomaaliya dhibka ka socda iyo qaska uu ka degi la’yahay iyo sidoo kale Afduub uu sheegay in lagu yahay dalka.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com