Dhageyso: Xildhibaan Shiikh Aadan Madoobe “Waan Ka Xumahay In Shacabka Baydhabo Lagu Muquuniyo Awooda Ciidamada Itoobiya”.

0

Muqdisho, AGGM:Xildhibaan Shiikh Aadan Maxamed NUur (Madoobe) oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay dhacdo maalin ka hor ka dhacday Magaalada Baydhabo.

Dhacdadaasi waxay aheyd markii dad banaanbax dhigayey la is hortaagay oo rasaas lagu furay taasi oo keentay baa la yiri in labo qof ay ku dhintaan kuwo kalena ku dhaawacmaan.

Xildhibaan Aadan Madoobe ayaa waxa uu ku Eedeeyey falkaasi inay geysteen ciidanka AMISOM kuwooda ka socda Dawlada Itoobiya ee Baydhabo jooga.

Waxa uu uu Xildhibaanku wax laga xumaado ku tilmaamay in ciidankii loo keenay inay Nabad gelyada..

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com