War Deg Deg Ah: Wariye Cabdiriaaq Silver Cali Oo Iminka Magaalada Gaalkacyo Lagu Dilay…

0

Gaalkacyo, AGGM:Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug sheegayaan in caawa dabley hubeysan ay ku dishey magaalada galkacyo wariye caan ahaa oo ka howl gali jirey magaaladaasi galkacyo.

Cabdiriaaq Silver Cali ayaa waxa uu u shqeyn jiray shaqeyn jirey Tvga Horncable iyo idaacda Daljir, Waxaana ilaa hadda la ogeyn dableyda dishey wariyaha halka ay jaan iyo cirib dhigeen, waxaana lasoo sheeyaa in ay Booliska magaalada Gaalakcyo waxa ku raad joogaan…

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media…

silver

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com