Top News:Nichlos Key “Dowladdii quruxda badnayd ee dhisaynay waxaa Hareeyey Khilaaf iyo wal-wal caalami ah.

0

Muqdisho, AGGM: Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya  Nichlos Key oo qoraal kooban oo muujinaya dareenka caalamiga ah oo beesha caalamku ka qabto khilaafka hareeyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Raiisul Wasaaraha soo dhigay boggiisa Twitter ayaa sheegay farxaddii iyo wanaaggii Soomaaliya ay ka qabtay dunidu in ay badleen kala qeyb sanaan iyo wel weli caalami ah oo soo food saaray.

” The good news overshadowed for now by political disunity, paralysis & international concerns.”

Qaramada Midoobay ayaa tiro dhowr jeer oo hore walaac ka muujisay xaaladda cakiran ee Siyaasadda dowladda Federaalka. Waxana uu hadalkani imanayaa iyadoo danjire Key uu ka qeyb galayo shirka Caalamiga ah ee ka dhacaya 19 ka Bishan oo ku beegan maalinta berri ah dalka Denmarka .

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com