DHAGEYSO:- Maxaa laga sugayaa Shariif Xasan?

0

Maxamed Xasan Fiqi, oo kamid ah dadkii la tartamayay Shariif Xasan ayaa sheegay in tanaasulaad ay sameeyeen kadib markii ay fiiriyeen marxalada ka jirta deegaanada maamulka uu ka ariminayo.

Wuxuu dhanka kale sheegay inay eegi doonaan qaabka uu xulashada golaha wasiirada iyo xubnaha baarlamaanka u sameeyo Shariif Xasan Sheikh Aadan oo shalay la doortay.

Wuxuu ugu baaqay inuu si weyn uga fakaro marxalada haatan ka jirta deegaanada maamulkaasi uu ka taliyo.