DHAGEYSO:- Halkee buu talo ka bilaabayaa Shariif Xasan

0

Madaxweynaha wuxuu sheegay inuu diirada saari doono arimaha dib u hishiisiinta dadka ku dhaqan deegaanada uu maamulkiisa ka arimiyo, isagoo sheegay in dadaal dheeri ah uu ku bixin doono arintaasi.

Shariif Xasan Sheikh Aadan,  ayaa sidoo kale sheegay inuu soo dhiso doono gole wasiiro oo tayo leh, isagoo ku xulan doono latashiyo uu la sameeyo odayaasha magaalada Baydhabo.

Wuxuu ka dalbaday dowlada Soomaaliya iyo shacabkii shalay doortay inay si weyn ula shaqeeyaan si guul weyn looga gaaro arimaha deeganaada koofur galbeed.