DHAGEYSO:- Goodax Barre oo dhulka ku jiiday Jawaari &C/welli

0

Wasiirka aya sheegay inay soo dhaweynayaan doorashadii shalay ka dhacday magaalada Baydhabo, wuxuuna sheegay inay tahay guul usoo hoyatay shacabka Soomaaliyeed iyo dowlada Soomaaliya, sida uu sheegay.

Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa xiriir hoose wuxuu kala dhaxeeya madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheikh, waana midda ka careysiisay gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Wasiirka arimaha gudaha ayaa kamid ah wasiirada taageersan madaxweynaha dalka Soomaaliya, waxaana  uu sheegay inay la shaqeyn doonaan dhankooda.

Wareysi uu siiyay VOA ayaa lagu weydiiyay diidmo horay uu u diidi jiray maamulka koofur galbeed iyo taageeradiisa hadda farqiga u dhaxeeya.