AKHRISO:-Magacyada Wasiir ku xigeenada iyo Wasiiru-dowlayaasha maanta R/wasaaraha ugu baaqay iscasilaada

0

Muqdisho, AGGM: Kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho Wasiir kuxigeeno iyo wasiiru dowlayaal katirsan Xukuumada Soomalaiya ayaa Warqad ay soo saareen waxay talo soo jeedin ugu gudbiyeen R/wasaaraha Dalka inuu Is Casilo.

Wasiiru dowlayaal iyo Wasiir kuxigeeno gaarayey 17 ayaana soo saaray warqadaasi ay R/W kaga codsadeen inuu tixgeliyo Daruufaha dalka haatan ku jiro Xilkana iska casilo xilli Habeen hore 16 Wasiir ay warqad is casilaad ay uga dalbadeen R/wasaaraha iyaguna ay warbaahinta uqeybiyeen.

1 2

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com