DHAGEYSO:- SHariif Xasan Sheekh Adan oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax Madaxweyne ee maamulka Koofur Galbeed

0

Baydabo, AGGM: Shariif Xasan Sheekh Adan oo haatan ku sugan magaalada Baydhabo ayaa shaaciyay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha maamulka koofur galbeed.

Doorshada madaxtinimo ee maamulkaan ayaa maalinta barito ah ka dhacaysa magaalada Baydhabo, waxaana u tartamaya xilkaan ilaa iyo shan masuul oo uu ka midyahay Sharaiif Xasan Sheekh Adan.

Waxyaabaha uu qaban doono iyo waxa ku kalifay inuu isku sharaxo xilkaan ayaa wuxuu ka sheegay magaalada Baydhabo.

HALKAAN KA DHAGEYSO.


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com