Qiso Aad Iyo Aad U Xanuun Badan ‘Iisheeg Ninkaan Faqiirka Ah Sidee Buu Kuu Qabi Karaa??!!

0

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday degmada Kaaraan ee magaaladda Muqdisho. Waxayna u dhaxeysay lamaane somaliyadeed oo la is diiday oo dad badan ay ka yaabisay. Labadan lamaane ayaa waxa lagu kala magacaa Anwar iyo Salma. Wiilka ay dhacdadan naxdinta leh ku dhacday ayaa nala soo xiriiray isagoo nooga waramay sidii ay wax u dhaceen. Waxayna ku bilaabaneysaa sidatan: