Daawo: Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Gaas Oo Diiday In Lagu Dhaariyo Mas’uuliyiinta Maamulkaa Magaca Allaah Subxaanahu Watacaalaa.

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxaed Cali ayaa waxa u diiday in Mas’uul xil qabanayay lagu dhaariyo magaca Allaah Subxaanahu Watacaalaa, isagoo sheegay in loo baahan yahay dadka xilalka ka qabanaya Maamulkaas lagu dhaariyo dhaarta Dastuurka Maamul Goboleedkaas.

 

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com