Maamulka gobolka oo wada shaqeyn ka dalbaday bulshada

0

Kadib kulan Muqdisho ay ku yeesheen masuuliyiinta maamulka gobolka Banaadir ee dowlada Soomaliya ayaa baaq loogu diray bulshada kunool degmooyinka gobolka Banaadir kaasi oo ku wajahan sidii ay uga qeyb qadn lahayeen kahortaga dilalka maalmihii dambe kadhacayey magaalada Muqdisho.

Afhayeen Cali Seeko oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in kulanka bulshada loog dalbaday in y la shaqeeyaan hay’adaha amaanka dowlada si loogu guuleysto kahortag dilalk isi soo taraya ee kadhaca Caasimada.

Cali Seeko ayaa rajo kamuujiyey in bulshada ay qaadan doonaan baaqaasi islamarkaana ay ka filayan wada shaqeyn dhab ah oo ku saleysan dhinaca amaanka.