Kismaayo: Qaraxi Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Oo Reebay Qasaaraha 2 Dhimasho Dhoowr Iyo Toban Dhaawac Ah. ..

0

Kismaayo,AGGM: Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in Qaraxi ka dhacay magaalada uu reebay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in qasaaraha dhimashada ay gaareyso ilaa 2 ruux, halka dhaawacana lagu sheegay ilaa iyo Dhoowr Iyo Toban ruux.

Ilaa hadda ma jiraanWax war ah oo ka soo baxay horjoogeyaasha maleeshiyo beeleedka  Raaskambooni,Sidoo kalena ilaa hadda ma ay jiraan cid sheegtay qaraxaan.

Waxii war ah oo ka soo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com