DEG DEG:- Qarax xoogan oo gil gilay magaalada Kismaayo

0

Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose.

Qaraxaan ayaa wuxuu ka dhacay agagaarka saldhiga magaalada Kismaayo sida ay sheegayaan dad ku sugan magaalada.

Lama oga ilaa iyo hada khasaaraha ka dhashay.

WIXII KU SOO KORDHAA KALA SOCO ALLGALGADUUD.