Qiso Cajiib Ah Ninkii La Oran Jiray Bahlul Iyo Wuxuu La Kulmay xiliguu Qabuuraha Dul Fadhiyay.

0

Waxa jiri jiray nin waalan oo la dhaho Bahluul samankii/wakhtigii khaliifadii cabasiyiinta ee Haarun Al-rashiid.

Maalin malmaha ka mid ah ayuu soo maray khaliifkii markaas haystay khaliifada ee haaruun al-rashaad.

Bahlul oo dul fadhiya qabuur qaburaha kamid ah.