Top News+Akhriso:Madaxda sare ee dalka oo soo saaray go’aan lagu joojinayo shirka Baydhabo.

0

Madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah usoo saaray go’aan si KMG ah loogu hakinayo shirka dhisidda maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka soconayey magaalada Baydhabo.

Go’aankan waxaa wadajir ugu saxiixan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed.

Hadaba go’aanka Madaxda hoos ka akhriso:-

goaanka-madaxda-ee-baydhabo-1

—DHAMAAD—

Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Ee Guddoonka Baarlamaanka

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com