DEG DEG AH: Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay magaalada Kismaayo

0

Kismaayo,AGGM: War goor dhow naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu goor dhow ka dhacay Qarax.

Wararku waxa ay sheegayaan in Qaraxa uu yahay Miino nooca dhulka lagu aaso, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in lala eegtay goob ay ku sugnaayeen ciidamada maamulka KMG ee Jubba oo ku dhaw aargada Kismaayo.

Waxaan la Ogeyn Khasaaraha uu geystay Qaraxa, inkastoo warar hordhac ah ay sheegayaan in Qaraxa uu saameyn ba’an ku yeeshay Ciidamo iyo dad shacab ahaa oo goobta ku sugnaa.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com